www.creative.tech

Ma dooneeysaa barashada graphic design mobile 📱 gaar ahaan pixellab waxa aan kuu diyaarinay full course oo online ah 
PixelLab Mobile Graphic Design Course (21 Maalmood)
Qaybta 1: Fahamka Asaasiga ah & Tools-ka (Maalmaha 1-7)
Maalin 1: Hordhac - Waa maxay Graphic Design, waxa aad u baahan tahay
Maalin 2: Interface-ka PixelLab - Sida loo isticmaalo app-ka & meelaha muhiimka ah
Maalin 3: Tools-ka Muhiimka ah - Text, Shapes, Image Import, Background
Maalin 4: Layers-ka - Sida layers u shaqeeyaan iyo sida loo maamulo
Maalin 5: Fonts & Styles - Noocyada font-yada & sida loo qurxiyo qoraalka
Maalin 6: Color Theory - Doorashada midabada saxda ah & harmony-ga
Maalin 7: Practice 1 - Design yar oo fudud: 'Logo fudud oo text ah'
Qaybta 2: Design Practice & Creativity (Maalmaha 8-14)
Maalin 8: Photo Editing - Sida sawir loogu daro qoraal & light effect
Maalin 9: Text Effect Design - Neon, Shadow, 3D, Stroke iwm.
Maalin 10: Logo Design - Sida loo sameeyo logo beginner ah
Maalin 11: Social Media Post - Design post Facebook/Instagram ah
Maalin 12: Business Card - Sida loo sameeyo kaarka ganacsiga
Maalin 13: YouTube Thumbnail - Sameynta thumbnails qurux badan
Maalin 14: Practice 2 - Mashruuc buuxa: 'Logo + Poster'
Qaybta 3: Advance Design & Final Projects (Maalmaha 15-21)
Maalin 15: Mockups - Sida design loo geliyo mockup (T-shirt, phone iwm.)
Maalin 16: Background Remove - Background saarista & erasing tools
Maalin 17: Poster Design - Full poster (event, business, iwm)
Maalin 18: Flyers & Ads - Design-ka xayeysiinta ganacsiga
Maalin 19: Design Composition - Sida design u noqonayo mid balance leh
Maalin 20: Final Project - Mashruuc weyn: 'Ad + Poster + Logo'



Ma doneysaa inaad barato xirfadaha ugu 
Lacagta badan 2025 haddaba www.sheerxirfad.com 
Ayaa idin diyaarisay macalimiin 
Sidoo kale waxa aad ka noqon kartaa macalin ama bare xirfad hadda booqo sheerxirfad OO baro xirfad ama bar 


Sxb waxa aan ahay youtuber cusub waxa aan kaa doonayaa inaad channel keyga booqoto mahadsanid 





Ma doneysaa in laguu sameyo poster 
Xayaysiin ah oo kan oo kele haddaba waa
Diyaar 



Comments

Post a Comment